Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Qaxotiga ku Barakacay inta u Dhexeeysa Muqdisho iyo Afgooye oo ka Cabanayaan Gaadiidka
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 31 2008
Qaxotiga ku Barakacay inta u Dhexeeysa Muqdisho iyo Afgooye oo ka Cabanayaan Gaadiidka
Written by Ali Moallim   
Thursday, 31 July 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Qaar ka mid ah waalidiinta Dadka ku barakacay inta u dhexeeysa Muqdisho Afgooye ayaa waxaa ay ka cabanayaan gaadiidka Blka ah ee isaga kala goosha wadadada isku xirta Magaalooyinkaasi oo ay sheegeen in ay darawalada si aan xadlaheeyn u wadaan, taasi oo dhibaatooyin ay ka soo gaaraan caruurta ay dhaleen marka ay wadooyinkaasi isticmaalayaan.

 

Darawalada Gaadiidkaasi wada oo si xoowli ah u kexeeya Gaadiidkooda ayaa waxaa ay sababtaa in maalin waliba ay keento in ay waxyeelo geeystaan.

 

Haweeneey ka mid ah waalidiinta caruuta ku barakacaday deegaanka Ceelsha Biyaha oo Saxaafada ay wareysatey ayaa waxaa ay sheegtay in walwalka ugu balaaran ee ay qabaan in ay tahay caruutooda marka ay goobaha waxbarashada u diraan in ay dhibaato ka soo gaarto gaadiidka isticmaalaya wadadasi.

 

Waxaa ay haweeneeydaasi ka codsatay darawalada gaadiidka wada in ay si taxadar leh u wadaan gaadiidka marka ay marayaan goobaha ay ku badan yihiin dadka shacabka ah.

 

Cabashada waalidiintani ayaa ka danbeeysay kadib markii shalay galinkii danbe uu gaari Blka ah ku jiiray deegaanka Ceelasha Biyaha Labo caruur ah oo mid ka mid ah uu ku geeriyoday mid kalena uu dhaawac halis ah uu ka soo gaaray.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >